Muqdisho Podcast
Un podcast de Kamal
129 Épisodes
-
MW SHEEKH SHARIIF AYAA KA HADLAY KHILAAFKA KGS IYO DOWLADA FADERAALKA
Publié: 04/09/2024 -
RW HASSAN KHAIRE AYAA KA HADLAY KHILAAFKA DOWLADA IYO KGS
Publié: 04/09/2024 -
SHIRKAD LAGU WAREEJIYAY HAWADA IYO DOYAARADAHA SOOMAALIYA
Publié: 03/09/2024 -
RW HAMZE SU’AAL ADAG LA WAYDIIYAY ?
Publié: 03/09/2024 -
SHIINE CULAY SAFIIRKA CUSUB EE DALKA UAE IMAARAATKA CARABTA
Publié: 03/09/2024 -
ETHOPIA YAA DALKA KEENAY GOOR MAASE LA KEENAY ?
Publié: 03/09/2024 -
REYSUL WASAARAHA MUXUU KA DHAHAY DADKA NAAFADA SOMALIYEED
Publié: 23/08/2024 -
SAFIRKA ETOBIYO OO DALKA LAGA ERAYAY MAGACAABIDA TALIYAHA CUSUB EE NISA,
Publié: 05/04/2024 -
BURCAD BADEED LAGU AABTAY XEEBAHA SOOMAALIYA
Publié: 18/03/2024 -
MAREYKANK AYAA SOOSAARAY LIST SHAQSIYAAD SOOMAALI AH EE LA CUNAQABATEEYAY
Publié: 18/03/2024 -
ARGAGIXIYE TAAKEEYE AYAA MAXKAMADA CIIDAMADA KASOO MUUQDAY
Publié: 18/03/2024 -
DHAQTAR KENYAN AH SOOMAALIYA KA HOWL-GALA AYAA BEER KA SAMEESTAY DEEGAANKA
Publié: 18/03/2024 -
MW XASAN SHEEKH ERITERIA CIIDAMADA UU KA KEENAYO WA NUUCEE
Publié: 18/03/2024 -
MW SOOMAALIYA XASAN SHEEKH TABABAR USOO XIRAY CUTUBYO KAMIDA CIIDAMADA GORGOR EE XOOGA DALKA
Publié: 08/03/2024 -
WARAYSI GAAR AH MW XASAN SHEEKH SIIYAY TRT TVGA TURKIGA ,ARIMAHA HISHIISKA DIFAACA TURKIGA IYO SOOMAALIYA, ETHOPIA IYO SOMALİLAND,
Publié: 08/03/2024 -
ETHOPIA CIIDAMA KUMANAAN AH SOO DHOOBTAY XADUUDA SOOMAALIYA.
Publié: 03/03/2024 -
ETHOPIA AIRLINES AYAA BEENISAY WARKII BBC QORTAY IYO DOORKA WASAARADA GAADIIDKA IYO DUULISTA SOOMAALIYA
Publié: 03/03/2024 -
KENYA KOBCINAYSA ILAHEEDA DHAQAALE.
Publié: 03/03/2024 -
SAFIIRKA DOWLADA INGIRIISKA U FADHIYA SOOMAALIYA AYAA HARGEYSA KULA KULMAY MW MUUSE BIIXI.
Publié: 03/03/2024 -
Sideee ayaa Madaxweyne Xasan Sh loogu Soo dhoweeye Nairobi Kenya
Publié: 28/02/2024
Dhagaystayaal kusoo dhowaada MUQDISHO podcast oo ah wartabiye madaxbanaan, waxaanu halkan kuso bandhigi doonaa barnaamijyo kala duwan oo aanu uga hadli doono xaalada soomaaliya iyo Soomaalida, si gaara waxanu diiradada ku saari doonaa Mawduucyo kala duwan oo aan islenaahay bulshada ayay faa’iido u leedahay, Dhaqaalaha , Siyaasada, aqoonta iyo Caafimaadka, Barnaamij waxa intiisa badan idin la socod siin doona aniga oo ah kamal, waxana igala qayb qaadan doona dad badanoo kamida waxgaradka iyo aqoonyahanada bulshada soomaaliyeed. hadii aad Podcast isticmaasho rukumo Oo barnaamijyadeena lasoco. MAHDSANIDIIN….
