Muqdisho Podcast
Un podcast de Kamal
129 Épisodes
-
Maxaa Looga Hadlay Shirka Amaanka Qaranka uu Shir Gudomiye Madaxweyne Xasan Shiikh
Publié: 28/02/2024 -
Soomaaliya 6 dowladood hishiisyo kala duwan la gashay.
Publié: 23/02/2024 -
Sidee Ayeey u Arkaan Dadweynaha Dhameestirka Dastuurka
Publié: 21/02/2024 -
FAA’IIDADA HISHIISKA DIFAACA BADDA SOOMAAIYA IYO TURKIYA
Publié: 21/02/2024 -
Maxaad ka Taqanaa Fanaan caan ah oo sheikh Daacii diinta faafiyo noqday
Publié: 21/02/2024 -
DILKA MID KAMIDA SHAQAALAHA HAY’ADDA DUULISTA HAWADA SOOMAALIYA
Publié: 21/02/2024 -
JOOJI DILKA DADKA SOOMAALIYEED
Publié: 21/02/2024 -
WARBAAHINTA CAALAMKA HADAL HAYSA IS-HORTAAGI MW XASAN EE ADIS ABBA AU
Publié: 21/02/2024 -
MADAXWEYNE XASAN AYAA KULAN DEG DEG KA DALBADAY BARLAMNAKA SOOMAALIYA
Publié: 21/02/2024 -
WARIYE LAGA TARXIILAY PUNTLAND IYO SOOMAALIYA
Publié: 21/02/2024 -
HISHIISKII FARMAAJO IYO ABİYE EE DEKADAHA SOOMAALIYA 2018
Publié: 21/02/2024 -
WAFDI KONGO LAGA HOR-ISTAAGAY SHIRKA AFRICAN UNION ADIS ABBA
Publié: 21/02/2024 -
HADALJEEDIN ABİYE AHMED SHIRKA AFRICAN UNION
Publié: 18/02/2024 -
MW XASAN SHEEKH ADIS ABBA BOOQANAYA
Publié: 15/02/2024 -
DOWLADA INGIRIISKA UK LACAGO SIINAYSA DADKA TIKTOK CAANKA AH
Publié: 14/02/2024 -
MW FARMAAJO AYAA KU EEDEEYAY MW XASAN SHEEKH BALNTII KA BAXAY.
Publié: 13/02/2024 -
SOOMAALILAND AYAA SHEEGTAY DIB-ULA LAABANAYSO MAAMULKA HAWADA.
Publié: 13/02/2024 -
MW XASAN BOOQDAY SUUQYADA MUQDISHO
Publié: 13/02/2024 -
MW XASAN SHEEKH AYAA BOOQDAY MUUSE SUUDI YALAXOOW
Publié: 12/02/2024 -
CIIDAMADA CIRKA AYA SOOMAALIYA YEELATAY DOHA QATAR
Publié: 12/02/2024
Dhagaystayaal kusoo dhowaada MUQDISHO podcast oo ah wartabiye madaxbanaan, waxaanu halkan kuso bandhigi doonaa barnaamijyo kala duwan oo aanu uga hadli doono xaalada soomaaliya iyo Soomaalida, si gaara waxanu diiradada ku saari doonaa Mawduucyo kala duwan oo aan islenaahay bulshada ayay faa’iido u leedahay, Dhaqaalaha , Siyaasada, aqoonta iyo Caafimaadka, Barnaamij waxa intiisa badan idin la socod siin doona aniga oo ah kamal, waxana igala qayb qaadan doona dad badanoo kamida waxgaradka iyo aqoonyahanada bulshada soomaaliyeed. hadii aad Podcast isticmaasho rukumo Oo barnaamijyadeena lasoco. MAHDSANIDIIN….
