68 Épisodes

  1. Xidhiidh-Nafeed; dhisida dhaqamada iyo dabeecadaha fayow

    Publié: 02/05/2023
  2. Qaab—falcelimeedka dagdaga ah; Qaybtii 3aad

    Publié: 25/04/2023
  3. Dabeecadaha iyo dhaqamada aan fayoobayn - Qaybtii-2aad

    Publié: 18/04/2023
  4. Qaab falcelimeed; Dabeecadaha iyo dhaqamada aan fayoobayn

    Publié: 11/04/2023
  5. Xidhiidh - Nafeed Qaybtii labaad

    Publié: 04/04/2023
  6. Waa maxay xidhiidh-nafeed

    Publié: 28/03/2023
  7. Bar-bilaw - Noocyada xidhiidhada

    Publié: 21/03/2023
  8. Hordhac

    Publié: 09/03/2023

4 / 4

Kusoo dhawoow Xidhiidhada Nolosha Podcast. Magacaygu waa Amaal Haybe waxaan ahay tababare nololeed oo qaabilsan dhisida xidhiidhada fayow iyo kobcinta hab-fikirka togan. Waxaan halkan kuuguso gudbin doonaa qaababka cilmiyaysan ee aad naftaada iyo dadka kaleba u la yeelan karto xidhiidh cafimaad qaba oo fayow.Kuxidhnow Xidhiidhada Nolosha Podcast oo salaasa kaste 7:00pm fiidnimo aad ka heli doontid mawduucyo saamayn wanaagsan kuyeelan doona xidhiidhada ka tirsan noloshaada iyo cafimadkaaga maskaxeed. Dhagaysi wacan. 

Visit the podcast's native language site