Codka Ubax Un podcast de Ismaaciil C Ubax 113 Épisodes 7 / 6 Codka Ubax waa podcast uu Ismaaciil kula sheekaysto dad uu u arko in ay saamayn togan ku leeyihiin bulshada, waxa xoogga lagu saari doonaa arrimaha bulshada ee wanaagga ah.