Sidee Looga Baxaa Tacadiga Narcissistic Abuse| Q-2aad
Xidhiidhada Nolosha Podcast - Un podcast de Amaal Haybe - Les mardis

Catégories:
Fariin ii reeb :) Waa maxay talaabooyinka uu qaadi akro qofka raba in uu ka baxo xidhiidhuu kala kulmaya tacadiga loo yaqaano 'Narcisisstic Abuse'. Ka dhagayso xalqadeena isbuucan. Dhagaysi Wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp