Waligaa ma is waydiisay ra'iyaga aad aaminsanatahay xagga aad ka keentay?
Reer Guuraa - Un podcast de Muna iyo Shukri
Catégories:
Qaybtan waxaa marti noogu ah Maxamed Kaafi Yaasiin, waxa aanu kaga hadlaynaa ra'iyiga aynu aaminsanahay xagga aynu ka keeno iyo saamaynta ay inagu leedahay marba bulshada aynu ku dhex noolnahay.
