Wareysi Abubakar Cumar (Boobe) Qaybtii 1aad
Radio Deegaan Codka Geeska - Un podcast de Deegaan Codka Geeska
Catégories:
Waa barnaamijkii Geeska Afrika iyo Maanta oo uu marti noogu yahay siyaasiga reer Jabuuti Aboubakar Omar Bobe. Wareysigaan iyo falanqeynta daba taala ayaa taabanaya dhinacyo badan.
