#16: Hooyadu waa lama huraan
Ladnaan Podcast - Un podcast de Fatumo & Sagal

Catégories:
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Qeybteenaan waxaan uga hadleynaa muhiimada ay hooyada iyo dumarku leeyihiin. We have dedicated this episode to all women and mothers.