Episode 24: How to sett your plan of the year.: Sida qorshaha sanadka loo dejiyo
Halwo Ali: Life coach - Un podcast de Halwo Ali
Catégories:
Casharkaan waxaan ku baranaynaa sida qofka qorshaha sanadka uu u dijisto. Qorsha sax ah in aad dejisatid waa ay adagtahay haddii aad fahmin sida qorshaha loo dejiyo.
