SE07EP10 Beledweyn

Codka Ubax - Un podcast de Ismaaciil C Ubax

Send us a text Waxa aannu magaalada Beledweyn kula kulannay Cali Baarrey oo ah sugaanyahan, macallin iyo odhay-dhaqameed. Dhegaysi wacan! Support the show