SE07EP03 Gaalkacyo: Isbaaradu Waa Qalbiga

Codka Ubax - Un podcast de Ismaaciil C Ubax - Les vendredis

Send us a textBarnaamijkan waxa aynu ku dhegaysan doonnaa laba halyey oo naftooda u huray sidii ay dadkooda wanaag iyo jacayl uga dhex abuuri lahaayeen. Waa laba jiil oo ay shaqadoodu midaysay, yoolkooduna mid yahay. Dhegaysi wacan!Support the show