SE06EP07 Udbaha Nolosha

Codka Ubax - Un podcast de Ismaaciil C Ubax - Les vendredis

Send us a textCabdirixiin Siddiiq "Heello" waa halabuur maansayahan ah, halkan waxa uu kaga hadlayaa maansada iyo noocyadeeda guud ahaan, gaar ahaanna maansadiisa "Udbaha Nolosha". Dhegaysi wacan!Support the show