SE06EP05 Gabboodfallada Caafimaadka

Codka Ubax - Un podcast de Ismaaciil C Ubax - Les vendredis

Send us a textGabboodfallada caafimaadku waa maxay? Sidee loo maareeyaa marka khalad dhaco, dhibbanaha maxaa la gudboon, ma se jiraa xeer caafimaad oo dalka u yaal? Ma laga ganacsan karaa caafimaadka iyo daawooyinka, yaa se hubinaya tayadooda? Dhegaysi wacan!Support the show