SE05EP08 Waa Layga Guursaday 8

Codka Ubax - Un podcast de Ismaaciil C Ubax - Les vendredis

Send us a textWaa barnaamijkeennii WLG, qaybtiisii 8-aad. Qaybtan waxa aynu ku wadaagi doonnaa laba sheeko oo ay soo gudbiyeen laba gabdhood. Labadan sheeko waxa la kala yidhaa "Allow Hargab Ka Dhig" iyo "Inantu Aniga Ma Aha". Dhegaysi wacan!Support the show