SE05EP07 Kalkaalisadii Horumarisay Finland

Codka Ubax - Un podcast de Ismaaciil C Ubax - Les vendredis

Send us a textLaba sanno gudahood ayay ku beddeshay nolosha kumannaan qof, sidoo kalena ay ku samaysay dhaqaale dhawr milyan oo doollar ah. Fadumo Faysal Cali ”Waraabe” waa kalkaaliso aasaastay shirkad u adeegta bukaanka iyo inta jilicsan ee dalka Finland. Dhegaysi wacan!Support the show