SE05EP02 Jilaaga Filinka Xaaska Xabaalqodaha

Codka Ubax - Un podcast de Ismaaciil C Ubax - Les vendredis

Send us a textCumar Cabdi Nuux waa jilaaga filinka caanka ah ee sannadkii u dambeeyay adduunka qabsaday. Waxa aannu kala sheekaysannay hayaankiisa jilaanimo, dariiqii loo maray filinkan u dambeeyay iyo guud ahaan waayaha ku gedaaman curinta filimaanta Soomaalida. Dhegaysi wacan!Support the show