SE05EP01 Saamaynta Maalka & Maanka ee Dabka Hargeysa

Codka Ubax - Un podcast de Ismaaciil C Ubax - Les vendredis

Send us a textSaamayn dhaqaale oo muuqata ayuu dabkii Hargeysa ku yeeshay shacabka. Sidoo kale mid maskaxeed ma ku yeelan karaa? Sidee looga soo kabtaa labadaas? Waxa faahfaahin ka bixinaya Ugbaad Axmed Xaashi iyo Dr. Axmed Cabdi Xirsi. Dhegaysi wacan!Support the show