SE04EP12 Waa Layga Guursaday 6

Codka Ubax - Un podcast de Ismaaciil C Ubax - Les vendredis

Send us a textWaa qaybtii lixaad ee taxaneheennii "Waa Layga Guursaday". Qaybtan waxa aynu ku soo qaadanaynaa laba sheeko, ta kowaad waxa la yidhaa ”Islaan Baan Qalayay”, ta labaadna ”Igu Labee”. Dhegaysi wacan! Support the show