SE04EP09 Waa Layga Guursaday 5

Codka Ubax - Un podcast de Ismaaciil C Ubax - Les vendredis

Send us a textWaa qaybtii shanaad ee tanaxanihii "Waa Layga Guursaday". Qaybtan waxa aynu ku soo qaadanaynaa laba sheeko oo la kala yidhaa, "Hooyaa i Tidhi ha Guursan" iyo "Sannad Baan is Qabnay." Dhegaysi wacan!Support the show