SE04EP08 Ciid Wanaagsan

Codka Ubax - Un podcast de Ismaaciil C Ubax - Les vendredis

Send us a textCIID WANAAGSAN - Waxa barnaamijkan daaddihinaya Abwaan Cabdillaahi Xasan Ganey, waxana ka mid ah dadka ka qaybqaadanaya, Faysal Xawaase, Xasan Waddo, Mubaarig Qoorubaxay, Khaliif Faarax Xayir iyo Samatar Siciid Saalax. Dhegaysi wacan!Support the show