SE03EP02 Dhallinyarada & Bilowga Ganacsiga: Fursadaha & Caqabadaha

Codka Ubax - Un podcast de Ismaaciil C Ubax - Les vendredis

Send us a textWaa barnaamijka kowaad ee taxanaha aynu kaga hadli doonno dhallinyarada iyo ganacsiyada yaryar. Qaybtan waxa aynu ku eegaynaa fursadaha iyo caqabadaha hor yaalla dhallinyarada doonaya in ay la yimaaddaan halabuur ganacsi. Waxa ila jooga Xasan Gaadh-haye iyo Aasiya Siciid. Support the show