SE02EP11 Abwaan Khaliif Faarax Xayir & Socdaalkii Dheeraa

Codka Ubax - Un podcast de Ismaaciil C Ubax - Les vendredis

Send us a textAbwaan Khaliif Faarax Xayir isaga oo yar ayuu gurigoodii ka tegay, waa dalmar soo arkay dhul tiro badan oo dalka iyo debeddiisaba ah. Nolol wejiyo badan leh ayuu soo maray, waxa se mar kasta wehelkiisa ahaa halabuurkiisa iyo suugaanta uu ka curinayo xilliyada qallafsan iyo kuwa ladanba. Dhegaysi wacan!Support the show