SE01EP05 Koboca Maandooriyaha

Codka Ubax - Un podcast de Ismaaciil C Ubax - Les vendredis

Send us a textBulsho si ay horumar u gaadho, waa in ay jidhka iyo garaadkaba ka korranaataa. Waxa bulshada ku soo badanaya isticmaalka daroogooyinka kala duwan. Waa maxay sababtu, maxaa se la gudboon hay'adaha dawladda iyo kuwa gaarka ahba, se maxaa waalidka looga baahan yahay?Support the show