Episode 6: Xalqad Gaar ah | Karti & Kalsooni | Mohamed Omer

BUUNDO - Un podcast de Mohamed Omer

Catégories:

Xalqaddan Maxamed, wuxuu innagula wadaagayaa tabo iyo talooyin wax weyn ka tari kara ka lib keenidda hayaanka nolosheena. Marka aad ka bogato, Kusoo biir Channel-keenna,  lanasii wadaag saaxiibbadaa.